Archive

Month: February 2019

Poland oo qaadacaysa kulan ka dhacaya maanta Jerusalem

London (Kasmo), Poland ayaa qaadacday ka qaybgalka kulan 2 maalmood ah oo Jerusalem uga furmaya maanta dalalka la baxay ‘Visegrad’,  ka dib markii Poland ku eedeysay Ra’iisal Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu, ‘midabtakoor’ la xiriira ereyo ka soo yeeray laakiin uu isagu…

Spectrum Geo oo war ka soo saartay khilaafka Soomaaliya iyo Kenya

Shirkadda Spectrum Geo ee baarista ku sameysay xirmooyinka shidaalka ee Soomaaliya ayaa war ka soo saartay arrinta is qab qabsiga Kenya iyo Soomaaliya. Shirkaddan ayaa baaris ku sameysay xirmooyin shidaal ee Raaskambooni illaa iyo Hobyo, waxana suuq qeyntooda lagu soo…

Akhriso: War Murtiyeedka Wadajirka ah ee Booqashada Madaxweynaha Soomaaliya ee Burundi

Talaado, Feberaayo, 19, 2019 (HOL)- Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku tagay magaalada Bujunbura ee dalka Burundi ayaa ugu danbeyntii kulamo uu la qaatay dhiggiisa dalkaas, waxaa laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban 7 qodob….

Q.M : Colaadaha iyo dhibaatada Hawlgallada Nabad-ilaalinta

London (Kasmo), Ugu yaraan 50 aag oo dagaallo ka jiraan dunida, Ciidanka ugu muhiimsan ee nabadda xaqiijiya ma ahan Booliska iyo Militariga maxalliga ah ee waa kuwa Qarammada Midoobay (Peacekeeping) ee loo yaqaanno ‘Blue Helmets’. Ciidammadaas  oo tirada ka joogta…

Maalinta Caalamiga ah ee Dumarka iyo Sayniska

London (Kasmo), Qarammada Midoobay waxaa maanta oo kale, 11ka Febraayo, laga xusayaa maalinta hablaha ku jira aqoonta iyo sayniska, taas oo lagu gaaray Qaraarka tirsigiisu yahay A/Res/70/212 ee Disembar 2015. Ujeeddaduna waxay ahayd sidii hore loogu sii wadi lahaa, loona…

0

Your Cart